Risk and Risk Management in Agriculture (khatarta iyo khatarta maamulida beeraraha)
Magacaygu waa anas cisman insha aallaha b waxa aan halkan ku soo gudbin doona
qormooyin kookooban kuwaas oo aan ugu hadlin doono beeraha kuna qori doono afsoomliga iyo English sida oo kala waxaan eegi doona xiriirka kala dhaxeeya beeraha iyo qaybaha kale
tusaale ahaan
xiriirka ka dhaxeeya beeraha iyo degaanka
xariirka ka dhaxeeya beeraha iyo dhaqalaha
xariirka ka dhaxeeya beeraha iyo ganacsiga
iyo dhamaan qaybakaha kale oo la xiriira beeraha
sida oo kale waxaa eegi doonaa khataraha iyo noocyada khataraha ee beeraha
sidaa qormadan dusha saree ku xusan manta hadi uu rabi idmo waxan ka hadli doona
khatarta iyo khatartaha beeraha
beeraha waxaa sanadanadii danbe jiray kharato badan kuwaas oo soo ay wajahayaan dhamaan
beerolyada meelkasta oo ay joogaan.
khatarahaas waxaa koow ka ah isbadalka cimilda midaas oo saameen wayn ku leh wax soosaarka beraha.
sida oo kalena udub dhaxaad u ahh wax soo sarka .
beeraha badanaa waa khatar marka aan ka hadlayno dhinaca ganacsiga iyo wax soosaarka
waxa ay u baahan yihin aqoon dheeraad ah iyo xeelado farsamo kuwaas oo ay bahoon tahay qofka
beerta raba inuu ka ganacsado.
sida oo kale waxaan khataraha ka mid ah cudurada ku dhaca beeraha midaas oo mararka qaar ay sababi karto is badalka cimlada halka markale sababi karto aqoon yarida qofka beeralayda
tusaale ahaan
sidee qofka beero layda ahi ugu sababi karaa inuu cayayaan ama cuduro ka dilaacaan beertisa
mida koowaad
aqooon yarida
sidan caadiga dabcan miraha beeristooda waxa ay u baahan yihin aqoond durugsan
tusaale ahaan
cilimada miraha aad rabto inaad beerto cimilo noocee ah ayey ku baxan
tusaale ahaan
ma cimilo qobow
ma cimilo kuleyl ah
ma cimilo dhex dhexaad ah
sida kalena la socoshada islabadlka cilimda marka intaas iyo in badan waxa ay u baahan yihin
aqoon , wayo si badalka ruuxisa sabab ayuu u noqon kara inuu cuduro ka dhasan sidan hore ku soo xusnay
nocyada carada
carada markaan ka hadlayno waxaa looqaybiyaa noocyo badan lakin waxaan ka soo qaadanaynaa
3 3 qaybood
caro/ciid cadaan
caro / ciid guduud
caro/ciid madow
dhamaantood waa ay ku kala fiican yihiin beerasha sida oo kalena midkastana waxa larabaa in laqa shaqeeyo sida oo kale waxa ay leeyihin caqabado marka ay noqoto in laga shaqeeyo khasatan dhica dhaaqalaha ku baxayaa wey ku kala duwan yihin.
aqoonta carada waa muhiim iyo nooca miraha ku baxaaya si ay kaga yaraadaan caqabadaha kala duwan dhinaca kalena dhaqalahaga ugu bad baadi karo.
dhicana kalena hadi midaas dhicin waxa laga yabaa inay ku soo gaarto khasaare baaxad leh laga yaabo inaaad markaas bilowda ganacsiga beeraha laga yaabo inaad si dhaqsa leh ugu soo kabsato
nafaqada carada
heerka nafaqada ciid?
tusaale
miraha kala duwan ee aad rabto inaad beerto waxa ay ku kala duwan yihin heerta nafaqada ay u baahan yihin.
marka sababtan u leenahay ama u oraneyno nafaqada yirada waa qayb sabab u noqon karta inuu cayayaan ka dilaaco beerta waayo heerka nafaqada waxa uu awood dheeraad ah siinayaa miraha midaas oo awood dheeraad ah korniimaadka miraha iyo iska caabinta curuda ka dhalan ka ciida
Comments
Post a Comment